Daacish Oo Sheegatay Qarax Lagu Dilay 4 Ka Tirsan ciidanka DFS | Afrikada

Daacish Oo Sheegatay Qarax Lagu Dilay 4 Ka Tirsan ciidanka DFS

Afrikada, Muqdisho:Maleeshiyadda Kooxda Isku magacowda Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay inay ugu yaraan 4 Askari ku dileen Qarixii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Degmadda Dayniile ee magaalladda Muqdisho.

Shabakadda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ NEWS ayaa qortay inay Ciiddankodoa weerar ka geysteen.

Caasimadda Somalia, isla markaana ay ku dileen ugu yaraan 4 Askari, kuna dhaawaceen mid kale, waa sida ay sheegteen Kooxdaasi.

Dhinaca kale, Saraakiisha Ciiddanka DFS weli kama hadlin sheegashadda Kooxda Daacish inay ka dambeeyeen qarixii ka dhacay Dayniile.

Bishan 5-dii ayey ahayd, markii ay Daacish soo bandhigeen Muuqaal Video oo ay ku sheegeen inay Askari ku dileen Suuqa Bakaaraha ee magaalladda Muqdisho.

Inta badan Maleeshiyadda Kooxda Daacish waxay dilalkooda ka duubaan Muuqaal, iyaga oo ku soo bandhigaan goobaha internetyada.

READ MORE:  Madaxweynhii Interpol ahaana Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Amniga Shiinaha Oo La Waayey

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->