Banaanbax Gadood ah Oo ka dhacay magaalada Garowe

Afrikada, Garoowe:Banaanbax ayaa ka dhacay magaalada Garowe. Banaanbaxa ayaa dadku waxa ay uga soo horjeedaan dagaallada ka dhacaya  Somaliland.Dadka ayaa ku dhawaaqayey ereyo ay ku diidan yihiin dagaallada degaanka meelo ka tirsan gobolka Sool.

Dadka Banaanbaxa dhigaayay oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa waxa ay sheegeen in Somaliland ay dhibaato ku heyso shacabka kunool Magaalada Laascaanood.

Somaliland iyo Puntland waxaa ka dhaxeeya xiisad xooggan oo ka dhalatay dagaalladdii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay degaanka Tukaraq.

SAWIRO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Weriye Yoonis Cali Nuur Oo ku geeriyooday London
- Jul 20, 2018
Afrikada, London: Wariye Yonis Cali Nuur oo muddo ku dhaw 30 sano u ...
DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
%d bloggers like this: