R/W Kheyre Oo Sida Hogaamiyaha W/Kuuriya Oo kale sameystay Ilaalo Dhinac & Daba Ordeysa Gawaaridiisa DAAWO wacdaraha | Afrikada

R/W Kheyre Oo Sida Hogaamiyaha W/Kuuriya Oo kale sameystay Ilaalo Dhinac & Daba Ordeysa Gawaaridiisa DAAWO wacdaraha

Afrikada, Muqdisho:Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkan ka socday isbedello hor leh oo dowladda Soomaaliya laga arkay, waxaana ra’iisul wasaaraha dalka uu muujinayaa sida uu isugu kalsoon yahay. R/W Kheyre ayaa sameystay ilaalo tiro badan oo dhinac orodda baabuurtiisa xilliga uu u dhow yahay meelaha uu casuumaadda u tegayo ama madaxtooyada.

Ilaalada ayaa ka kooban labaatameeyo waxaana staylkaasi mid la mid ah leh hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, kaasi oo ah hogaamiye aad looga dambeeyo dalkaasi.

Habkani cusub ee loo waardiyeynayo r/wasaaraha iyo martidiisa ayaa muddooyinkan qabanqaabadeedu socotay waxaana aad loo arkay markii la gelbinayey Abiy Ahmed, r/wasaraha Itoobiya. Dhallintan la shaqaaleeyay ayaa iyagu qaata lacago badan sida ka jirta wadammo badan oo caalamka ah.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG:Ingiriiska Oo Soo saaray Digniin: "Yaan la aadin wadanka Soomaaliya"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->