Isku Socodka Muqdisho Oo bilowday iyo wadooyinka Oo dib loo furay

Afrikada, Muqdisho: Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay xirnaa waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo xitaa labadii maalmood ee Ciidul Fitriga iyo maalmihii u dambeeyay ee Bisha Ramadaan ay wadooyinka waaweyn xannibnaayeen.

Xiritaanka ayaa lagu sheegay arrimo la xiriira dhanka amniga, hase yeeshee waxaa arrintaasi shacabka ka raalli geliyay ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre.

Saaka aroortii ayaa dadka iyo baabuurta la arkayey iyagoo is dhex mushaaxaya waxaana bilowday isku socod heer sare ah oo dadku ku farxeen.

Aalaaba marka la xadido isku socodka waxaa yaraada dilalka, iyadoo aad dareemayso in haddii dadka aan laga xadididin isku socodka baabuurta iyo buuqa badan ay dadweynuhu la kulmayaan khasaarooyin ay ka mid yihiin qaraxyo waaweyn iyo dilal iyo fowdo musiibooyin isku sii bedesha.

 

READ MORE:  Xoogga Dalka: "Axmed Madoobe ayaa ka dambeeyay Guuldarradii ku Dhacday Ciidanka Dowladeenna"

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
%d bloggers like this: