DEG DEG:Xaaladda Laas-Caanood Oo aad u kacsan+Kacdoon jira iyo Waraaqo lagu daadiyey Suuqyada
Afrikada, Laas-Caano:Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa ka qarxay dibadbaxyo caro wata, habeenimadii xalay ayaa magaalada waxaa lagu daadiyey waraaqo waxaana laga cabsi qabaa in is ugaarsi iyo dagaallo sokeeye ay halkaasi ka dhacaan.
Waraaqaha la daadiyey ayaa waxaa ku qoran hal-ku dhegyo naxdin leh, Sidoo kale waraaqaha la daadiyey maxaa kamuuqda erayo suugaaneed lagu cabirayo xaaladda dagaalka iyadoo la isku tirinayo gabayo colaadeed, sidoo kale degaanka ayaa waxaa laga adeegsanayaa ereyga “Jeegaanta” iyagoo shacabku ereygaasi ku durayaan ciidammada saameynta ku leh degaanka ee Somaliland.
WARAAQAHA:
Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com
<