DAAWO:Garaad Saleebaan Garaad Maxamed & Shirkadda DAHABSHIIL Oo ay meel Xun ka gaartay

Afrikada, Laas-Caanood:Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimada ugu waaweyn ee gobolka Sool ayaa ka waramay wadahadal dhexmaray isaga & milkiilaha shirkadda Xawaaladda DAHABSHIIL ee iyadu laga leeyahay jamhuuriyadda iskeed isku magacowday ee Somaliland.

Agaasimaha Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale ayaa Somaliland ka taageera dhinacyo badan oo ay ka mi tahay dhanka logisitkada, gooshinta lacagaha qalaad iyo dhanka gaarsiinta sahayda maamulkaasi Somaliland u baahdo marka ay timaado dhanka milleteriga. Hase yeeshee Garaad Saleebaan ayaa sheegay in ay shirkaddu ka dhaaratay in ay ku lug leedahay xaaladaha kacsan ee degaannaa Sool, Sanaag iyo Cayn, dhulalkaasi oo ciidammada Somaliland ay gaboodfallo ka wadaan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 25/08/2018

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: