DAAWO: Iidle Yare Ma Noqon Karaa Fanaanka Ugu Macquulsan Heesaha Ku celiska ah-HEESTII Indho-Caashaq (C/Qaadir Sanka) | Afrikada

DAAWO: Iidle Yare Ma Noqon Karaa Fanaanka Ugu Macquulsan Heesaha Ku celiska ah-HEESTII Indho-Caashaq (C/Qaadir Sanka)

Waxaa si tartiib ah loo sii jeclaanayaa fanaanka da’da yar EE ‘Iiidle Yare’ kaasi oo muujiyey u taagnaansho dhanka turxaanbixinta khaladaadka iyo in uu si isdaba joog ah u soo qaado heesaha uu isagu leeyahay, hase yeeshee waxa uu kuwiisa kaga sii cod macaan yahay kuwa ay hore u soo qaadeen fanaaniintii Soomaaliyeed ee fanka.

Waa tan hees uu hore u qaaday Allaha u naxariistee fanaankii heer qaran “Cabdulqaadir Sanka” iyo heestii Indho Caashaq, Dadku waxa ay isweydiinayaan intee ayaa uu gaari karaa ‘Iidle Yare” haddii uu kordhiyo anshaxiisa isla markaana uu tixgeliyo in uu heesaha si sharaf leh u soo bandhigo si uu u noqdo “Teddy Afro-hii Soomaaliya???”

HALKA HOOSE RIIX KA DAAWO HEESTA:

READ MORE:  DAAWO: Dunida Islaamka Oo loo ISTAAGAY SALAATUL KUSUUF+Bariga Caalamka Oo Cirka La EEGAYO..SUBXAANNAALLAAH?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->