Khudbadii Abiye Ahmed: “Waan Imaaday Soomaaliyeey Ee Ciid Wanaagsan” VIDEO | Afrikada

Khudbadii Abiye Ahmed: “Waan Imaaday Soomaaliyeey Ee Ciid Wanaagsan” VIDEO

Afrikada, Muqdisho: Kadib kulan xasaasi ah oo Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Abiy Ahmed qaateen waxaa ay labada hogaamiye jeediyeen khudbado.

R/W Abiy Ahmed ayaa kaga qosliyey madaxdii shirka isaga oo Af-Soomaali ku yiri: “Waan Imid, Ciid Wanaagsan”

khudbadii ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa aheyd mid taabaneysay dhinacyo badan waxaana uu sheegay in uu bog cusub u furayo xiriirka ka dhexeeya labada wadan, Isaga oo amaanay in Soomaalidu dad hal diin, hal af, hal midab iyo hal dhaqan leh. Waxaana khudbadiisa uu ku soo afjaray isagoo Af-Soomaali ku yiri: “Waxaan Soomaaliya u rajeynayaa guul”

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Imaaraadka Carabta oo taageeray wadahadalada UN-ka ee Yemen

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->