Isbaheysiga Sacuudiga Oo Qabsaday gegida magaalada Xudeyda | Afrikada

Isbaheysiga Sacuudiga Oo Qabsaday gegida magaalada Xudeyda

Waxaa maalmihii la soo dhaafay dagaal ba’an uu ka soconayey magaalada Xudeyda ee dalka Yemen, halkaasi waxaa isku haleelay ciidammada isbaheysiga Sacuudiga iyo ciidammada Xuuthiyiinta wadanka Yemen.

Ciidamada huwanta ah ee taxaalufka Sacuudiga waxaa ugu dambeyn u suurto gashay in ay la wareegaan gegida diyaaradaha ee magaalada Xudayda halkaasi oo aheyd fariisintii ugu weyneeyd oo maalmihii la soo dhaafay ay si daran ugu mintidayeen fallaagada Xuutiyiintu.

Barta Twitter ayaa ay sidaasi ku shaaciyeen. Magaaladaas ayaa muhiim ah iyadoo dakadeeda ay kasoo dagaan badi alaabada iyo raashinka iyo dawooyinka loo wado shacabka dalkaas. Wali waxaase qeybo kale oo magaaladaas ah kasocda dagaal ba’an oo lagu hoobtay.

Xuutiyiinta ayaan xaqiijin in laga qabsaday garoonkaasi diyaaradaha.

Khamiistii inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku dhintay ilaa 39 qof oo labada dhan isugu jira.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  M/weyne Trump Oo Miiska Soo Saaray Qorshayaal Uu Ku Ciqaabayo Sacuudiga Isaga Oo Aan Wax U Dhimayn Lacagta Ka Soo Gasha

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->