Idaacadda Wareegta: Nin nolosha qoyskiisa ka soo dhacsada cod-baahiye uu Hargeysa la dhex wareego | Afrikada

Idaacadda Wareegta: Nin nolosha qoyskiisa ka soo dhacsada cod-baahiye uu Hargeysa la dhex wareego

Ninkani ayaa lagu magacaabaa Saleebaan Aadan Maxamuud waa nin 60 jir ah, ninkani ayaa ku nool magaalada Hargeysa, 8 sanadooda ayaa uu ku shaqaystaa idaacad uu garabka ku wato. Waxaa magaalada looga yaqaanaa idaacadda wareegta.

Waxa uu Saleebaan uu socod ku maraa magaalada dhexdeeda, isaga oo beegsanaya hadba meelaha ay dadku isugu yimaadaan. Wacyi gelinta bulshada iyo xayaysiin uu u sameeyo ganacsatada magaalada, ayuu cod baahiyga uu garabka uu ku wato ayuu dadka ku gaarsiiyaa.

Sheekada Saleebaan waxaa Hargaysa innooga soo diray Ilyaas Cabdi Cali.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Sawirka milkiilaha Idaacadda Wareegta Oo gacantiisa uu ku wato idaacadiisa..

READ MORE:  DAAWO: Maxaad kala Socotaa Bani'adamka 4-ta Xubnood ku Socda?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->