DAAWO:Khudbaddii M/weyne Farmaajo ka jeediyay Soo dhoweynta Abiy Ahmed ee Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si wada jir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa la qabtay kadib labada hogaamiye wadahadallo ay ku yeesheen aqalka madaxtooyada dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad heer sareysa isaga oo ka warbixiyay sidii iskaashiga labada wadan kor loogu qaadi lahaa, iyo sida shacabka Soomaaliyeed ugu bisil yihiin in ay hore u ambaqaadaan xiriirka horumarineed si looga gudbo dhibaatooyinka gobolka ragaadiyey.

Ugu dambeyn madaxweyne Farmaajo ayaa Abiy Ahmed ku soo dhoweeyay wadanka isaga oo ku tilmaamay hogaamiyaha ugu da’da yar gobolka Bariga iyo geeska Afrika.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: