DAAWO:Gabar Soomaaliyeed Oo lagu yiri:”Ma wadi kartid Diyaarad ‘argagixiso’ ayaad tahay” dadaal kadibse Maxaa dhacay?

Halkan waxaan idinkugu soo bandhigeynaa gabadh Soomaaliyeed oo yiraahdo Meyran. Meyran waa duuliso diyaaradaha gaarka ah, ama Private Licensed Pilot, waxaana ay Mareykanka gashay 2002 xilli aad u khatar ahaa, Meyran diyaarad wadista ayey ku fiicneyd, walow caqabado badan ay kala kulantay iyo dhacdadii qaraxyadii Daaraha mataanaha ee Septeembar 11 xilligaasi oo ku beegnayd haajiritaankeedii gabadhani ee Mareykanka.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG: Askarigii Dilay Gababdhii Dhiganeysay Dugsiga Hoyga Xamar Oo la Soo Qabtay?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Al-Shabaab Oo ku Sii Qulqulaya Degmooyin ka tirsan Galgaduud
- Sep 21, 2018
Afrikada, Galgaduud: Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo aad u hubeysan oo ka ...
WAR DEG DEG AH:Gabar kale oo ardayad ah Oo inta JAAMACAD Loogu Galay madaxa laga toogtay?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warar haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in gudaha jaamacadda Soomaaliya ee ...
Wufuuda Golaha Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka
- Sep 21, 2018
Afrikada, Jubaland: Madaxda ka socota golaha aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada ...
AKHRISO SIRTA ku jirta Soomidda maalinta Yowmul Cashuuraa Ee bisha Muxaram?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Nairobi:  Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ...
DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun
- Sep 20, 2018
Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo ...
%d bloggers like this: