DAAWO VIDEO:Soo Dhoweynta R/Wasaaraha Itoobiya Oo habsami Muqdisho uga Socota

Afrikada, Muqdisho:Kadib markii uu gegida caalamiga ah ee Aadan Cadde ka soo degay ayaa ra’iisul wasaaraha wadanka Itoobiya waxaa soo dhoweeyay ciidammda gaarka ah ee soo dhoweynta madaxda, waxaana halkaasi ka sii galbiyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. R/Wasaare Abiy Ahmed ayaa tan iyo intii la soo doortay socod ku marayey wadammada caalamka isaga oo socdaalkani Soomaaliya ay muhiim u tahay labada wadan iyo horumarinta heshiisyadii hore iyo iskaashiga dhinacyada amniga.

HALKA HOOSE KA DAAWO VIDEO:

READ MORE:  Xuseen Caydiid: "Itoobiya Way U diiwaangashan tahay in Ay Dekadaheena la Wareegto" DHEGAYSO

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: