DAAWO SAWIRADA: Soo Dhoweyn Heer Sare ah Oo loo Sameeyay R/W Itoobiya
Afrikada, Muqdisho:Waxaa caasimadda Muqdisho ku sugan ra;uusl wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.
Soo dhoweynta ayaa socota waxaana ra’iisul wasaare Abiy Ahmed loo sii galbinayaa dhanka Villa Soomaaliya iyadoo lagu wado in uu kulamo heer sareeya la qaato madaxda dowladda.
SAWIRADA SOO DHOWEYNTA:
Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com
<