R/Wasaare Abiy Ahmed Oo ku baaqay in la sii daayo Andargachew Tsige ama uu xilka iska casili doono.

Afrikada, Addis Ababa: Hogaamiyaha mucaaradka ee Itoobiya Andargachew Tsige ayaa sheegay in xabsiga laga sii daayey, ka dib markii uu ra’iisul wasaaraha dalku ku hanjabay inuu is casilayo.

Mr Tsige, oo wax ka aasaasay dhaqdhaqaaqa mucaaradka Ginbot 7, ayaa muddo 4 sano ah ku qaatay xabsiga gudihiisa, ka dib markii lagu eedeeyey inuu maleegayey afgambi ka dhan ah xukuumadda Itoobiya. Waxaa lagu xukumay dil sanadkii 2009-kii.

Wixii ka dambeeyey markii la cafiyey bishii May ee sannadkan, ayuu Mr Tsige kulan 90 daqiiqo ah la qaatay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, oo isagu soo bandhigay tiro isbeddello ah tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii April.

Andargachew Tsige.

Mr Tsige oo haysta baasaboorka Britain ayaa wixii markaa ka dambeeyey dib ula midoobay qoyskiisa oo ku nool London.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Hadiyad Gudoonsiisay Oday Dhaqameedyo, mideysayna Qabaa’il dega meelaha ay ka taliyaan?
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wararka inaga soo gaaraya gobollada Baay iyo Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ...
Wasiir C/risaaq: “Dowladdu Ma Gaarsiisna Heerkii La rabey, Waa Sii baaba’aynaa Ee aan Wada hadal la galno Al-Shabaab..?”
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed hadana ah mudane ka ...
Shacabka Muqdisho Oo dareemaya In aysan iyagu laheyn “Dhulka ay u Dhasheen” Maxaa ka maqan Reer Muqdisho Oo ay u Degi la’yihiin???
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dadka reer Muqdisho oo lagu tilmaamo in ay yihiin "madaxii wadanka" ayaa ...
AKHRISO: Midowga Yurub Oo DegDeg U Bixiyeen Lacago intuusan Shirka Brussels ku bilaabmin
- Jul 16, 2018
Afrikada, Brussels: Waxaa Midowga Yurub ay khasnadahooda ka soo faqeen malaayiin doolar oo laga ...
DAAWO: Hal Arrin Oo ay Al-Shabaab Si Xun Uga Naxeen Oo Muqdisho Ka Dhacday
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Hal arrin oo cabsi galisay dad badan ayaa ka dhacday Muqdisho. Waxaana ...
%d bloggers like this: