DHAGEYSO:M/weyne Gaas: “Ilinta laga daadinayo Gabdhaha Reer Laas-caanood, Waxa Ay Damqineysaa dareenka reer Puntland”

Afrikada, Garoowe: Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, M/weynaha Puntland oo maanta Ka Hadlay Munaasabadda Ciida ee Lagu Qabtay Garoonka Mire Awaare Jaamac ee Garoowe , ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Difaaca Puntland ee ku Sugan Jiidaha Dagaalka iyo Qoysaskooda, Isagoona ka hadlay Xoreynta dhulka Maqan ee Gobalka Sool.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa Wacad ku Maray inaysan u Dulqaadan doonin Ilmada Daadaneysa ee Shacabka Reer Sool iyo Gumaadka iyo Gumeysiga ay ku Hayaan Maamulka Jeegaanta iyo Hor-galada Deegaanka u dhashay ee ka Mushaar Qaata Muuse Biixi.

READ MORE:  DHAGEYSO: "Dowladda Jabuuti Oo ka aargoosatay SOOMAALIDA, Jabuuti Haddii aan Nahay nama Quseyso Dilka lagu hayo Soomaalida"

Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
%d bloggers like this: