DAAWO:Madaxda Galmudug Oo Si farxad leh ugu hambalyeeyay Shacabka munaasabadda Ciidda | Afrikada

DAAWO:Madaxda Galmudug Oo Si farxad leh ugu hambalyeeyay Shacabka munaasabadda Ciidda

Afrikada, Dhuusamareeb:Iyadoo khilaaf xooggan muddooyinkan laga soo sheegayay in uu ka dhex jiro madax sare oo ka tirsan maamulka dowlad goboleedka Galmudug ayaa hadana waxaa maanta hogaamiyeyaasha ugu sareeya Galmudug wejiyadooda ka muuqatay farxad balaaran.

Axmed Ducaale Xaaf iyo Sheekh Axmed Shaakir ayaa hal meel ku wada tukaday waxaana ay ku baaqeen nabad iyo isdhexgal

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO; Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay inuu faragelin ku hayo Doorashada K/Galbeed.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->