DAAWO:M/weynaha Somaliland Oo cafiyey 500 maxaabiis ah

Afrikada, Hargeysa: Xilli lagu jiro farxadda Ciidul fitri ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda la magacbaxday Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi waxaa uu fidiyey cafis balaaran oo dhanka maxaabiista Somaliland ah.

Dadka loo fidiyay cafiska ayaa gaaraya 511 maxbuus kuwaasi oo u xirnaa dembiyada fudud.

HALKAN KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO: Meydadka Soomaalida Mooyaale Oo Xabaale Wadareed Lagu Duugayo+Kadib Xasuuq Baahsan Oo halkaasi ka dhacay

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: