DAAWO:Feysal Cali Waraabe Oo ‘Yuhuud’ ku tilmaamay Qofkii hadalkiisa Wax ka sheega | Afrikada

DAAWO:Feysal Cali Waraabe Oo ‘Yuhuud’ ku tilmaamay Qofkii hadalkiisa Wax ka sheega

Afrikada, Hargeysa:Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee [UCID], mudane Feysal Cali Waraabe ayaa si kulul u eedeeyay dad uu sheegay in ay dhowaan bedeleen hadalkii uu uga hadlayey dhallinyarada Puntland ee dhigta jaamacadda Camuud.

Feysal ayaa sheegay in uusan amrin isagu in dhallinyaradaasi la xumeeyo, waxaana uu sheegay in ay xaqdarro tahay in hadalka loo bedelo ama ereyadaasi loo fasirto si xun.

Isaga oo la hadlayey reer Awdal ayaa Feysal C.Waraabe waxa uu yiri: “Hadalka Wax Bedela Yuhuudda Ayaa ka Jirta, Ee Reer Awdaloow Anigu Ardayda Hala Laayo Ma Odhan” Faysal Cali Waraabe.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo Loo ogolaaday inuu u tartamo xilka Madaxtinimo ee Koonfur Galbeed.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->