DAAWO:Digniin Culus Oo Loo Diray Culimada Harti

Afrikada, Garoowe:Qaar ka mid ah xildhibaannada barlamanka Puntland ayaa been cad ku tilmaamay in ay jiraan farogelin waan waan ah oo lagu xasilinayo colaadaha oo la sheegay in ay wadaan urur goboleedka IGAD.

Xildhibaan Cali Dhegacadde oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa si cad u beeniyey in maamulka Puntland wax wadahadal ah ay lagalayaan maamulka SNM.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO:

Sidoo kale waxaa uu Xildhibaan Dhagacadde u Digay Culimada harti in ay Isku dayaan wax waanwaan ah iyadoo cadowgu Ku Sugan yahay Dhulalka Sool, Sanaag iyo Cayn.

Sharci dejiyaha ayaa ku tilmaamay been abuur wararka ka imaanaya dhanka SNM in ay yihiin kuwo xeel dagaal ah.

READ MORE:  Madaxda Galudug Oo Muqdisho u jooga Wadahadallo

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: