DAAWO:Abwaan Baarleex Oo kaalmo loo fidiyey kadib muddo badan Oo ku Xanuunsanaa Hargeysa DAAWO VIDEO

Afrikada, Muqdisho:Madaxweynaha dowladda federaalka mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gargaar u fidiyey Abwaan ka mid ah abwaannada caanka ah ee Soomaaliyeed. Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex ayaa gudaha dalka wax looga qaban waayey isla markaasina u baahday in loo qaado dibadda.

Abwaan Guure oo aalaaba horbooda fanaaniinta iyo abwaanada Muqdisho ayaa sheegay in uusan abwaankani aheyn kii ugu horeeyay ee gacan la siiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:

READ MORE:  DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Al-Shabaab Oo ku Sii Qulqulaya Degmooyin ka tirsan Galgaduud
- Sep 21, 2018
Afrikada, Galgaduud: Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo aad u hubeysan oo ka ...
WAR DEG DEG AH:Gabar kale oo ardayad ah Oo inta JAAMACAD Loogu Galay madaxa laga toogtay?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warar haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in gudaha jaamacadda Soomaaliya ee ...
Wufuuda Golaha Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka
- Sep 21, 2018
Afrikada, Jubaland: Madaxda ka socota golaha aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada ...
AKHRISO SIRTA ku jirta Soomidda maalinta Yowmul Cashuuraa Ee bisha Muxaram?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Nairobi:  Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ...
DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun
- Sep 20, 2018
Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo ...
%d bloggers like this: