DAAWO:Aadan Ducaale Oo sheegay in aan loo cago jugleyn karin Soomaalida Kenya

Afrikada, Gaarisa: Mas’uulka ugu firfircoon Soomaalida wadanka Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa gaashaanka u daruuray warar sheegaya in ganacsatada Soomaalida lagu arkay falal sharci darro ah.

Mudane Ducaale oo maanta ka hadlayey fagaaraha weyn ee Naadiga Sir Cali Clubayaa ogeysiiyay muslimiinta in ay taageereen wareegtadii uu soo saaray madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta wareegtadaasi oo dhigeysay in baaritaanno lagu sameeyo dhammaan saraakiisha dowladda Kenya isla markaasina la xisaabtan ay maraan.

Xildhibaankani, Ducaale ayaa laga soo doortaa magaalada Garissa waxaana uuna ka mid yahay dadka heysta aqlabiyadda ugu badan ee Soomaalida degta wadankaasi.

Khudbaddii ciidda ayaa waxa uu Ducaale u sheegay Soomaalida in aysan ku lug laheyn wax sharci darro ah ama kontrobaan ah oo wadankaasi la geliyay, isaga oo tilmaamay in ay dadka Soomaalidu yihiin dad Islaam ah oo Alle ka cabsi badan ku caan ah.

DAAWO SAWIRADA:

READ MORE:  Madaxweyne Farmaajo oo Addis-Ababa uga qeyb galaya shir aan caadi ahayn

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
%d bloggers like this: