Amb.Francis Madeira Oo ugu Hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed feestada Ciidda

Afrikada, Muqdisho:Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa AMISOM, Amb. Francis Jose Madeira ayaa hambalyo u diray dadka iyo dowladda Soomaaliya, munaasabadda Ciidul Fitriga.

Franscis Madeira ayaa ku bogaadiyey dhammaan shacabka Soomaalida dhammeystirka bisha Ramadaan, taasi oo ay dadaal iyo cibaadeysi ku qaateen waajibaadkii muddadaasi.

“Bishan barakaysan ee Ramadaan wuxuu nagu dhiirrigeliyaa nuqul ka mid ah wadaagidda, is-xakameynta, midnimada iyo dib-u-heshiisiinta. Safarkan ayaa lagama maarmaan u ah sidii loo xoojin lahaa wadajirka iyo midnimada qaran, oo muhiim u ah nabadda iyo xasiloonida joogtada ah ee Soomaaliya, “ayuu yiri Ambassador Madeira.

READ MORE:  DHEGAYSO-Madaxweynaha oo Lagu Eedeeyey Inuu Ciidanka Ka Hor Joogsadey Howlgalka Xoraynta Iyo Xildhibaanada Oo Mooshin Soo..

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: