WAR DEG DEG AH: Bisha CiidulFitr Oo laga arkay wadammada Somalia, Nigeria, Sudan, South Africa, iyo Kenya.

Afrika, Nairobi: War deg deg ah oo aynu ka helayno waaxyda cirbixiyeenka caalamiga ah ayaa sheegaya in Bisha Soon-fur laga arkay wadammo badan oo ay ka mid yihiin kuwa Afrika iyo Eeshiya.

Xarunta caalamiga ah ee Cirbixiyeenka ‘International Astronomical Centre’ ayaa ku dhawaaqday in cirku uu saafi yahay isla markaasina meelo badan oo ka mid ah caalamka si waadax ah looga arkay.

Wixii war ah ee ku soo kordha la soco Afrikada…


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: