LIVE:Tartanka Koobka Kubadda Cagta Ee 2018 Oo Moscow ka furmay

Afrikada, Moscow: Ciyaarta ugu horeysa ciyaaraha koobka dunida ee 2018-ka ayaa ka bilaabantay caasimadda Raashiya ee Moscow, waxaana furitaanka ciyaaraha xariga ka jaray madaxweynaha wadanka Raashiya Vladimir Putin.

Filasho:

Horeyba Raashiya waxa ay dhowr jeer soo aragtay Sacuudiga waxaana laga cabsi qabaa in kooxda Sbornaya ee Ruushka ay dhanka goolasha ka badiso kooxda Sacuudiga ka socota, sababta ayaa ah in kooxdani Sbornaya ee Ruushku ay dhowr jeer ka soo badiyeen kooxaha ka yimaada qaarada Eeshiya iyo Carabta.

Ka filashada Sacuudigu ayaa ah sidatan: Sacuudiga si fiican uma carbin kooxdiisa waxaana la sheegaya in tababaraha xulka qaranku uu kooxdaasi hayo 7-dii bilood ee ugu dambeysay oo keliya isaga oo aan gaarsiin heer ay tartan culus ka bixi karaan, Sacuudigu waxa uu horey u ceyriyay labo tababare koobabkii hore ee dunida hase yeeshee tababare Juan Antonio Pizzi oo dhowaan xulkaasi tababarka u bilaabay bal aan aragno sida kooxdiisa (The green falcons) ay isaga nasiibsadaan.

Kooxaha ayaa u kala dhisan sida soo socota:

Qaab dhismeedka kooxda Sacuudiga:

 

Qaab dhismeedka kooxda Raashiya:

HALKAN SI TOOS AH UGA DAAWO:

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: