Dadkii ku gubtay daartii Grenfell Tower Oo magayadooda la akhriyay | Afrikada

Dadkii ku gubtay daartii Grenfell Tower Oo magayadooda la akhriyay

Afrikada, London:Xus baroordiiq ah ayaa loo sameeyay xilli saq dhexe ah, waxaana la akhriyay magacyada dadkii ku le’day musiibada dabkii ka kacay daarta Grenfell Tower ee magaalada London.

Boqolaal qof oo ay ku jiraan dad Soomaali ah ayaa isugu soo baxay tacsida si ay xasuustaan dadkoodii ku xanibmay daarta.

Dadkii qaraabada ahaa waxaa goobta looga akhriyay eheladoodii kaga geeritootey dabka.

‘Wax walba markay bilaabanayeen waan arkayay habeenkaas, murugo darteed waan seexan kari waayay muddo 3 asbuuc ah’ ayey tiri Farxiya Cabdi oo ah hooyo 42 jir ah, kana mid aheyd dadkii ugu horeeyay ee soo gaara goobta markii uu dabku ka kacayey daartii Grenfell ”

Markaa indhaha isku qabto waxaan maqlayey codad dad ku qeylinaya ‘na badbaadiya’ayay tiri hooyo Farxiya oo heysata 2 carrur ah derisna la aheyd gurigaasi gubtay.

READ MORE:  DAAWO: Bulshada Magaalada Gaalkacyo Oo Horumar iyo Iskaashi Sameynaya; Maxaa ka Cusub, Wax Badan ka Ogow?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->