DAAWO:Haday Bari ciid Noqoto Maxaa Dhici Kara? (Sheekh Maxamed Cabdi Umal) | Afrikada

DAAWO:Haday Bari ciid Noqoto Maxaa Dhici Kara? (Sheekh Maxamed Cabdi Umal)

Afrikada, Nairobi: Iyadoo maalinta berito ah ay ku beegan tahay maalin ciid ah, waxaa iyana berito ay tahay maalin jimce ah. Isku soo aadka labada maalmood ayaa dadku shaki iyo waswaas dartiis waxaanu su’aalo weydiinay Sheekha Caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo fadhigiisu yahay magaalada Nairobi.

Su’aasha meesha taalla ayaa ah ‘Sheekhow Salaada Ciida haddii la soo tukado, salaadda Jimce iyadana ma la isku diyaarinayaa?’

HALKAN KA DAAWO VIDEO:

READ MORE:  DEG DEG: Xafiiskii Hey'adda Sirdoonka Soomaaliya Ee NISA Oo la Jabsaday DAAWO SAWIRADA

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->