Ciid Wanaagsan – Ciid Mubaarak – Ciidul Fitri. | Afrikada

Ciid Wanaagsan – Ciid Mubaarak – Ciidul Fitri.

Ciid Wanaagsan, Wadammada Islaamka waxa ay u tahay maalinta beri ah maalinta koowaad ee bisha Shawaal ama Soon-fur.

Wadamada Sacuudiga, Imaaraadka, Qadar, Maleeshiya iyo dalal kale oo caalamka ah ayaa cadeeyay in la arkay bisha Soon-fur ee bilashada bisha Shawaal waxaana beri ay noqoneysa maalinta koowaad ee ciidul fidriga.

Ma jirin cirka wax bil-qaris ah meelaha badankood waxana dadka bisha arkay ay umaddaha u xaqiijiyeen in la isku raacsan yahay bilashada bisha Shawaal, iyo in ay berri tahay maalin ciid ah ayna sidaasi ula socdaan.

Hambalyo bisha Shawaal, ama soonfur; Ciid Mubaarak ayaana leenahay dhamaan Akhristayaasheena sharafta badan ee markasta ku xiran shabakadda Wararka ee Afrikada.

-Ciid Saceed-

READ MORE:  Mareykanka Oo safiir cusub U soo magacaabay dalka Soomaaliya

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->