DAAWO:Dadka reer Jabuuti Ee Ku nool Hargeysa Oo la diiwaangelinayo

Dadweynaha reer Djibouti ee ku nool caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa loo sheegay in ay si deg deg ah isku diiwaan geliyaan.

Safiirka Somaliland ee Jabuuti ambassador Cumar ayaa sheegay in loo baahan yahay in isdiiwaangelinta ay si dhaqsiyo ah u dhacdo.

Safiirka ayaa hambalyo u diray madaxweynayaasha iyo marwooyinka labada dhinac Jabuuti iyo Somaliland.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Madaxweynaha Switzerland Oo booqan doona xerada Qaxootiga Kakuma

Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
%d bloggers like this: