DAAWO:Culimada Iyo Farmaajo maxaa kala Qabsaday ” Bishii Aan Hal mar Is aragno, haddii kale..” | Afrikada

DAAWO:Culimada Iyo Farmaajo maxaa kala Qabsaday ” Bishii Aan Hal mar Is aragno, haddii kale..”

Afrikada, Muqdisho: M/Weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay culimada Soonaaliyeed. Kulanka oo xasaasi ahaa waxaa soo xaadiray rag badan oo kala feker duwan.

Qaar ayaa madaxweynaha u sheegay sida ay xukuumaddiisa ula dhacsan yihiin una taageeraan had iyo jeer, halka culimadu qaar ay ka soo jeediyeen shirka in ay dow tahay in m/weynuhu kulan ama shir hoosaad la qaato culumada markasta, weliba in ay qasab tahay in bishiiba mar.

Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii Farmaajo iyo culimadu si furan uga wada hadleen dagaalka mintidnimada ah ee kooxaha magaca diinta ku qaraabta ay Farmaajo dowladdiisa ku hayaan, hase yeeshee lama filaan ayey m/weynaha ku noqotay culimada qaar oo tiri: ” Bishiiba mar na qaabil, waana ku qasban tahay arrinkaasi”

HOOS KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay Caalamka iyo Soomaaliya

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->