Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Oo Ka Digay Soo Daabicista Lacagta Cusub

Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya baarlamaanka federaaalka ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan dowladda uu ka horyimid in dowladdu soo daabacdo lacago cusub.

Mudanaha oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Nuur ahaana wasiiru dowlihii Hore ee Maaliyadda Soomaaliya haatanna ah Xogahayaha Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in xilligaan lacago loo soo daabaco waddanka.

Xildhibaanka ayaa marka hore soo dhaweyey Daabicista dowladda ee lacagta Cusub balse weli ay jiraan caqabado diidayo oo uu ku sheegay in ay tahay mid amnidarro iyo mid siyaasadeed intaba.

Waxa uu sheegay in masuuliyadda lacag daabicida uusan laheyn Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Shaqadaas looga baahan yahay Bankiga Dhexe laakin tasi ka socokow ay jiraan caqabado amnidarro oo dalka ka jira.

READ MORE:  AKHRI: Qodobada ay ku heshiiyeen Dowladaha Eretriya iyo Soomaaliya

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: