Iiraan oo Kim Un Jong uga Digtay Beenta Uu Caanka ku yahay Trump

Afrikada, Tehran: Dalal badan ayaa soo dhaweeyey heshiiska Singapore, hase yeeshee wadanka Iran ayaa qaba aragti taa ka duwan.

Saraakiisha Iran waxay markiiba digniigo u direen Kuuriyada Woqooyi oo ay uga digayaan in Trump heshiiskaa ka bixi karo intaanu kuba noqon Washington.

“Garan mayno nooca ay tahay shakhsiyadda qofka uu hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi wada xaajoodka la gelayaa” ayuu yidhi af-hayeenka dawladda Iran oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Irna.

Bishii hore ayaa Trump waxa uu sheegay in uu dalkiisu ka baxay heshiiskii nukliyeerka ee Iran lala galay sannadkii 2015-kii waxaanu ku tilmaamay in uu ahaa heshiis “sal iyo baarba kharriban”.

READ MORE:  Kuuriyada Waqooyi Oo ku dhawaaqday Hadal Naxdin leh

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
%d bloggers like this: