DHEGAYSO: Ganacsatada Somaliland ee ka shaqeysta gudaha Puntland oo hadlay | Afrikada

DHEGAYSO: Ganacsatada Somaliland ee ka shaqeysta gudaha Puntland oo hadlay

Afrikada, Puntland: Ganacsatada dhalinyarada ah ee ka soo jeeda gobolladda Somaliland ayaa ka waramay sida nabada iyo sharafta leh ee ay ugu ganacsadan dhulka Puntland, iyago sheegay in aan waxba la yeelin.

Dhinaca kale waxay ka hadleen hadalkii ka soa baxay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Faysal Cali Waraabe, iyagoo hadalkaasi Feysal ku dhawaaqay ku sheegay in uu ahaa hadal aan macno badan sameyneynin, waxa ay intaa ku dareen in dadku yihiin dad walaalo ah.

Somaliland ayeey ugu baqeen in aaney dheg jalaq u siinin waxyaalaha siyaasiyiintu ku dhawaaqayaan ee la isga horkeenayo bulshada.

Waxa sidoo kale ay ku baaqeen in aan la isku dhex qasin siyaasadda, waxbarashada iyo ganacsiga xilli dadka rayidku aaney wax dan ah ka gelin dagaallada iyo iskhilaafyada siyaasadeed ee ka taagan meelo kooban.

Waxa ay ganacsatadani u warameen warbaahinta Garoowe. Ganacsatadan oo ka soo jeeda Somaliland ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in labada dhinac dadka ku nool ay u baahan yihiin amni iyo is-dhex gal buuxa.

READ MORE:  DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18

 

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->