DAAWO:Feysal Cali Waraabe Oo farfiiqay in la gumaado ardayda Puntland Ee dhigata Jaamacadda Camuud

Afrikada, Boorama: Feysal Cali Waraabe ayaa si caro leh u tilmaamay in jaamacadda Camuud ee Boorame ay dhigtaan ku dhowaad 200 ilaa 500 arday reer Puntland ah.

Cabsi ayaa dhalatay kadib markii hogaamiyuhu farta ku fiiqay ardayda jaamadaasi oo la sheegay in muddooyinkan ay qaarna ka carareen qaarna weli hal lug ku taagan yihiin.

Waa markii ugu horeysay tan iyo dagaaladii sokeeye oo farta lagu fiiqo rayid nabad ku jooga meel, tani hogaamiye Feysal gelineysa liiska shaqsiyaadka xasuuqq doonka ah iyo marxalad bani’aadannimo tii ugu xumeyd tan iyo bilowgii dagaalkii Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO FEYSAL C. WARAABE:

READ MORE:  DHAGEYSO:M/weynaha Hirshabeelle Oo Cadeeyay Danta Ugu jirta In Itoobiya ay Qabsato dekadaha Soomaaliyeed

Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
%d bloggers like this: