Sidee baa Basasha lugta hoosteeda loo gashtaa? Maxayse daaweysaa..?? | Afrikada

Sidee baa Basasha lugta hoosteeda loo gashtaa? Maxayse daaweysaa..??

Cilmi Baarayeyaal ayaa sheegay in Nooc ka mid basasha la ogaaday in laga sameeyo daawada looga hortago cudurka Qaaxada, Isla markaana ay daawo u tahay Qaaxadda.

Waxaa cilmi baarista lagu sameeyay jaamacadaha London iyo University College of London ee dalka UK.

Cilmi baarayaasha ayaa sheegay in maaddooyin ku jira basashan oo lagu magacaabo Persian in ay xitaa gacan ka geysan karto daweynta nooca qaaxada ee adkaysiga u leh dawooyinka.

Dr Sanjib Bhakta oo hormuud ka ah kooxda cilmi baarayaasha ayaa yiri “Inkasta oo uu socdo dadaal caalami ah oo looga hortagayo qaaxada, haddane sanadkii 2016-kii waxa uu ku dhacay 10 milyan oo qof, 2 milyan oo ka mid ahna waa ay u geeriyootay”.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay Basashu ay muhiim tahay u tahay cudurkaasi.

Qaar ka mid ah dalalka Caalamka ayaa si weyn looga Isticmaalaa Basasha.

READ MORE:  DAAWO:Ciidammada Kanada Oo Sugaya amniga Shimbir iyo Buulkeed..!!

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->