DAAWO:Xildhibaan Qosolka ka dhameeyay Baarlamaanka Ingiriiska | Afrikada

DAAWO:Xildhibaan Qosolka ka dhameeyay Baarlamaanka Ingiriiska

London: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingriiska oo lagu magacaabo Desmond Swayne ayaa baraha bulshada iyo warbaahinta ku faafay, kaasoo qosolka ka dhameeyay baarlamaanka dalka UK iyo dadka isticmaala baraha bulshada.

MP Desmond Swayne ayaa hurdo macaan la dhacay xilli ay socotay dood baarlamaanku ka lahaa ka bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub iyo sharciyadooda.

Desmond ayaa sidaan oo kale dhowr jeer oo hore ka qosliyey xildhibaannada kale ee baarlamaanka xilli dood kulul ay u socotey xildhibaannada.

READ MORE:  DAAWO Sawiradii iyo hadaladii dareenka lahaa ee Adduunka soo jiitay?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->