Arag: Hal Sawir Kun Erey Ka Wax Sheeg Badan!

Kanada: Waxay yiraahdaan ‘hal sawir kun erey ka wax sheeg badan’, taas oo loola jeedo in hal sawir uu ka muhiimsanyahay, kana gudbin ogyahay fariintii lagu gudbin lahaa kun erey.

Sawirrada noocan ah waa kuwa dhif iyo naadir ah, mana ahan kuwa ay u suurtogasho in ay qaadaan sawir qaadayaasha inta badan. Sidaas awgeed boqolaalkii sawir qaade ee ku sugnaa xarunta shirarka Canada ee dalalka G7 ma aysan u suurtogalin in ay qaadaan sawir kan la mid ah, marka laga reebo midkood oo gudaha u galay qolkii ay ku shirayeen hoggaamiyeyaasha, uuna ka socday gorgortankii adkaa.

Xaalado aan caadi ahayn ayaa laga filayay shirka hoggaamiyeyaasha 7-da dal ee xagga warshadaha ugu horumarsan ee Kanada ka socday, balse waxaa xaaladaas si dhab ah u muujiyay sawir lagu soo daabacay bogga Instagram-ka ee hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel.

WAA KAN SAWIRKAASI:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: